Adeega HIV dhaqamada kala duwan iyo Cagaarshowga (Multicultural HIV and Hepatitis Service) waxay la shaqeeyaan bulshooyinka dhaqamada kala duwan leh iyo adeegyada caafimaadka ee NSW si loo yareeyo saameynada HIV iyo fayruska cagaarshowga.
Baro wax badan oo ku saabsan shaqada iskaashigeena ee bulshooyinka ay saameysay si ay uga caawiso iyaga wax ka qabadka HIV iyo fayruska cagaarshowga.
Waxaan ka qeybgalinaa bulshooyinka qaabab kala duwan ee ixtiraamto dhaqanka iyo qiyamyada bulsho walbo.
Hel warbixinta luuqadaha badan iyo illaha sare u qaadida caafimaadka si ay u taageerto shaqadaada ee dadka ka imaaday taariiqaha muhaajirka iyo qaxootiga.
Waan kula shaqeyn karnaa si loo hormariyo adeegyadaada ee bulshooyinka dhaqamada kala duwan.
Fiiri barnaamijyadeena warbaahinta hadeer oo hel warbixinta illaha, taariiqaha, tirikoobyada iyo wargelinta tilmaamaha joornaaliistayaasha.
Helida jaraa’idyadeena Diversity News iyo iska diiwaangelinta inaad ka warqabtid dhammaan aqbaaraha MHAHS.
On 3 Dec 2025, 97 participants from the Ministry, Local Health Districts, community services, and multicultural organisations joined our webinar exploring the latest migration trends in NSW — and what they mean for health equity,...
This World AIDS Day, communities across NSW are invited to raise awareness and share the global message: Rethink. Rebuild. Rise, alongside Australia’s theme: No One Left Behind.We encourage everyone to:• Rethink how we talk about HIV• ...